X

Fadeexad ka dhacday bangiga iyo lacagtii dadka oo lagu bedelay mid beena

?????????????????????????????????????

Fadeexad aad u foolxun ayaa ka dhacday bangiga dhexe ee Somaliya halkaas oo lagu dhacay lacag gaaraysa $53000 oo doolarka Maraykanka iyadoo lagu bedelay mid beena.

Gudoomiyaha bangiga dhexe ayaa shaaca ka qaaday sida lacagtaas loo dhacay isagoo Ku eedeeyay Nin khasnajiga hayn jirey oo hadda baxsad ah.

Waa fadeexadii ugu xumayd oo soo marta Xasan sheekh oo Ku fashilmey in uu ilaaliyo hantida dadka. Bangiga dhexe ayaa fowda ka jirtaa sidii looga bedelay masuulkii hore oo hadda ah wasiirka arimaha dibedda.

C/llahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.