X

Fadeexad Saylac oo ciyaartoyda u ciyaaraya laga keenayo Jabuuti iyo dhalintii Saylac oo ka qayliyay

Dhalinyaradii reer Saylac ee matali lahayd gobolka Salal ayaa dibada loo saaray iyadoo bedelkeeda la keensaday ciyaartoy Jufaysan oo ku ciyaari doona booskooda. Dhalinyaradii reer Saylac oo ka yaabtey jufeysiga qaawan ayaa saxaafada ku qaylo baxay.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.