X

Fadhiid Sheekh Shariif oo war soo dhigey bar la sheegay in uu isagu leeyahay

Fadhiid Sheekh Shariif ayaa war soo dhigey bar la sheegay in uu isagu leeyahay. Sheekh Shariif oo isagu ka masuul ahaa dastuur dhoodhoobka iyo maamu jufeedyada Jira ayaa fikirkiisa cabirey.

Lama garan karo kaalinta uu ku leeyahay xildhibaanada qaarkood. Mana cad in isagu leeyahay bartan faysbuug.

ASC WALAALAYAAL


Go’aanka xukuumadda Soomaaliya ay ka qaadatay arrimaha Khaliijka waxa uu iila muuqdaa mid lagu degdegay oo aan ka tarjumayn masaaliixda dalkeenna, waxaana shaki ku jirin in dalalka Sucuudiga, Imaaraadka, Masar iyo Baxreyn oo aan la leenahay xiriir qoto dheer oo dhan siyaasadeed iyo mid ganacsiba leh aan loo burburin karin kaliya dowladda Qadar oo aan ognahay heerka ay ka taagan tahay taageerada dalkeenna.



Waxaan madaxda dowladda kula talinayaa iney dib u eegis ku sameeyaan go’aankooda, islamarkaana ay wadatashiyo kala yeeshaan Golayaasha qaranka iyo maamulada xubnaha ka ah dowladda dhexe ee dalka, ayna ilaaliyaan danaha istiraatiijiga ee aan la wadaagno dowladahaas.
MAHADSANIDIIN

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.