X

Fadliga Quraankeena iyo qisooyin xiise leh oo ku Jira iyo fadiilatul Sh C/rashiid Sh Cali Suufi

Casharkeena diiniga waxa Jimcahan ku saabsan yahay fadliga Quraankeena iyo mucjisooyinka ka buuxa waxana inoo kala dhigaya fadiilatul Sh C/rashiid Sh Cali Suufi. Waxa ku Jira qisooyin badan oo uu la kulmey rasuulkeena SCW.

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.