Fanaan ruug cadaa Axmed Cali Cigaal ayaa bixiyay waraysi xiise leh iyo heeso cusub oo uu kaga hadlayo. Axmed Cali Cigaal ayaa wiil ka mida wiilashiisa uu ku jiraa fanka. Waa fanaan iyo laxamiiste ay Somalidu aad u jeceshahay.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS