X

Fanaanada Aamina Cabdullahi oo ka sheekaysay sidii guryaheedii Hargeysa loo bililiqaystay dibna aaney ugu noqon+MUUQAAL

Waraysi xasaasiya oo ay bixisey ayay kaga warantey sidey Hargeya uga soo qaxde xilligii dagaalka lagu soo qaaday iyo sida guryahoodii loo bililiqaystey dibna ayna ugu noqon una tagtey Boorama oo ay deegaan ahaan uga soo jeedo. Aamina Cabdullaagi waa lagu yaqaanay ciod halaasiya ayaa salaam u dirtey Qamar Cabdullaahi Barkhadle (Harowo) oo in muddo ah ku xiran Turkiga.

Maxamed Yusuf

ARAABINEWS.COM

 

admin:

This website uses cookies.