X

Fanaanada caanka ah ee Safiyo Tusmo oo shil gaari ku gashay Maraykan

Wararka aan ka helayno dalkaasi Maraykanka ayaa noo sheegaya in fanaanada caanka ah waliba dhinaca gabayada guubabada iyo buraanburada ay shil gaari ku gashay dalkaasi Maraykanka.

Warka oo aan helnay ayaan faahfaahin ka bixin sida shilku u dhacay waxase hadda ay ku jirtaa isbitaal ku yaal meel u dhow meesha uu shilku ka dhacay.

Waxaan dhawaan idiin soo gudbin doonaa warar dheeraada oo ku saabsan arintan. Hoos ka fiirso Safiyo Tusmo oo tirinaysa gabaygii dib u heshiisiin.

ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.