X

Fanaanada caanka ah Jawaahir Aadan Cashuur oo fankeeda laga waraystay+MUUQAAL

Fanaanada caanka ah ee reer Jabuuti iyo Awdal ayaa laga waraystay fankeeda iyadoo ku sugan xarunta gobolka Awdal ee Boorama. JAwaahir Aadan Cashuur ayaa ku jirtay ruwaayad caana oo ay kula jirtay fanaanka reer Jabuuti ee Cabdinuur Alaale.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.