Fanaanka weyn ee Cabdi Tahliil ayaa muddo u jiifay xanuun magaalada Muqdisho halkaas oo lagu guulaysan waayay in dibedda loo qaado. Hodan C/raxmaan oo Muqdisho wali ku sugan ayaa ka mid noqotey raxan wasiiro, abwaano iyo fanaaniin kale oo booqdey fanaanka Cabdi Tahliil oo ka mid ahaa ruuga cadaaga fanaaniinta Somaliyeed.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS