X

Fanaanada Khadra Daahir oo iska xaadirisay xarun shaqeed ku taal Hargeysa

Fanaanada Khadra Daahir ayaa iska xaadirisay xarun-shaqeed ku taal Hargeysa. Khadra Daahir oo Hargeysa hadda ku sugan ayaa ka tagtey Ingiriiska kuna raaxaysanaysa raaxada dhulka hooyo.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=BuIMyl9w4FI[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.