Fanaanada Qamar C/llaahi Harawo oo wali ku xiran Turkiga oo fariin uga mahadcelisay dad si gaara u caawiya
Fanaanada Somaliyeed ee Qamar C/llaahi Harawo oo wali ku xiran xabsi ku yaala Turkiga ayaa fariin uga mahadcelisay dad si gaara u caawiya. Waxay dhinaca kale ka cadhootey dad warxun ka faafiyay intii ay wax u tari lahaayeen.