X

Fanaanada Safiyo Tusmo oo wacdaro ka dhigtey xafladii Koofur Galbeed

Fanaanada Safiyo Tusmo ayaa wacdaro ka dhigtey xaflad ay lahaayeen shacbiyada Koofur Galbeed Somaliya. Maanso lala dhacay ayay fanaanadu ka jeedisay habeenkaas.

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.