X

Fanaanada Yurub Geenyo oo Muqdisho dambe lagu soo hadal qaadeyn

Fanaanada Yurub Geenyo oo Muqdisho dambe faraha ka qaadey kadib markii maanta Hargeysa dib loogu soo dhaweeyay loona sheegay in Siilaanyo oo hawlgaba cafis laga soo qaadey.

Fanaanada ayaa sheegtay haddii taageereyaashaydu dhibsadeen Muqdisho dib in ayna ugu arkeyn. Waa fanaanadii ugu horeysay ee diida magaalo Somaliyeed.






Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

 

 

admin:

This website uses cookies.