Fanaaniin reer Awdala oo ka tagey Hargeysa, qurbaha iyo daljoog ayaa booqdey abwaan Afgudhiye oo in muddo ah u jiifay xanuun magaalada Boorama waxana la doonayaa in wax loo qabto. Maayerka iyo fanaaniinta ayaa ka ooyay xaalada uu ku sugan yahay.
Qayb kale oo dhamaystiran
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS