X

Fanaaniin reer Awdal/Jabuuti ah oo deeq soo gaarsiiyay abwaan Afgudhiye

Fanaaniin uu ka mid yahay Xasan Wado iyo kuwa kale oo reer Awdal/Jabuuti ah ayaa deeq soo gaarsiiyay abwaanka Afgudhiye oo ku xanuusan Boorama in muddo ah. Majirto wax ay u qabatey wasaarada Cukuse u madaxda ka yahay iyadoo ay ahayd in dibedda loo qaato halka kolba magaalo la gaynayo Cabdi Waraabe.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.