X

Fanaanka Aar Maanta oo loo qariyay kaamaro qarsoon kadibna laga cadhaysiiyay:ARAG waxa dhacay kadib

Fanaanka fankiisa aadka loo jecelyahay ee Aar Maanta ayaa si xooga looga cadhaysiisay kadib markii loo qariyay kaamaro wixii loogu balamayna lagu yiri dib inuu dhig. Aar Maanta ayaa ku sigtey in uu feedhtamo wuxuuna bilaabay in uu ka baxo guriga isagoo aad u cadhaysay. Fanaanka ayaa loo sheegay in kaamarada loo qariya waxase wali ka muuqday cadhadii.

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.