Fanaanka Xuseen Shire ayaa wax laga waydiiyay fanaaniin Quraan akhrinaysa iyo gabdho fanaaniina oo uu sheegay in iyagoo xamuurad marsan hadana Quraan akhrinaya. Dadka badankiisa ayaa iswaydiin kara in Xuseen arintan ku qaldan yahay ama si kale wax loogu sheegay. Quraankeena kariimka ah ayaa sidii la rabo loogu luqeyn karaa cod ahaan.
ARAABINEWS.COM