Farmaajo oo arin cusub ka sameeyay suuqyada Muqdisho. Madaxweynaha ayaa lagu arkey meel madaxdii ka horeysay ayna tagin laakiin dushooda ay cashooyion khatara ku cunayeen.
Farmaajo ayaa booqday xerada Barakacayaasha ee Sayidka oo deris la ah Madaxtooyada Soomaaliya dacalkana ku heysa xarunta Baarlamaanka Federaalka.
Waxaa la arkayay madaxweyne Farmaajo oo dadka barakacayaash ah la sheekeysanaya, isagoo xambaaray caruurta barakacayaasha qaarkood, waxaaana ay ahayd booqashadiisii ugu horeysay ee barkacayaasha oo si weyn looga taageeray doorashadiisii.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS