X

Farmaajo oo ay daawatey in ka badan 50 kun oo qof muddo 7 miridha iyo tanaasul kale

Madaxweynaha Somaliya ayaa xalay saqdhexe muuqaal la soo duubey u sheegay dadweynaha inuu markale tanaasul samaynayo kadib markii wadatashi uu la qaatay xukuumada iyo qaar ka mida maamulada dalka.


Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa sheegay inta la wada ogyahay ee ah in dalkan aan la rabin inuu cagahiisa ku istaago haddana caadi loo adeegsanayo qabiil markii la waayay si kale oo sharci ah oo wax lagu bedelo.

Hoos ka daawo hadday ku dhaaftey



C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.