Farmaajo oo Ingiriiska ka aqbalay in uu qabto shirkale oo waqti lumisa laguna qabto London iyadoo kii hore ayna jirin wax faaiido ah oo ka soo baxay.
Wasiirka arimaha dibedda ee Ingiriiska oo tagey Muqdisho laguna hayay xarunta Xalane ayaa codsiga u gudbiyay Farmaajo taas oo laga aqbalay.
Shirka ayaa lagu wada in la qabto 11 bisha shanaad ee sanadkan.
Wasiirka ayaa dhinaca kale la kulmey maamul jufeedyada Axmed Madoobe iyo Shariif Xasan kulana kulmey goob aan ahayn madaxtooyada.
Maamul jufeedyada ayuu Farmaajo iska weeciyay in ay dhinac yaacaan.