Farmaajo oo si adag uga hadlay tirada dhabta ah ee ciidanka xooga dalka: MAQAL
Farmaajo oo si adag uga hadlay tirada dhabta ah ee ciidanka xooga dalka uu yeelan doono meeshana ka saaray in ciidan la eryayo sheegayna in xataa naafada loo baahan yahay.