X

Faysal Cali Waraabe oo odayaal Dhulbahante ku qarxiyeen: ma nihin Somaliland hana sheegan aabaha qabyaalada ayaa tihiine: ARAG

Faysal Cali Waraabe oo Hargeysa la wareega waxaan nahay Somaliland ayaa odayaal Dhulbahante ah oo reer Sool ah ay ku runta ku qarxiyeen kuna yiraaheen..War anagu Somaliland ma nihin hana sheegan hana dhihin beesha dhexe ee dheh Isaaq. Meesha Isaaq ayaa ku hirdamaya. Waa hadaladii ugu kululaa ee runta loogu sheego Isaaq oo in ka mida sheegtaan magaca ”Somaliland”.

Isaaq hadaad tihiin Somali qabiilka ugu qabyaaladaysan baa tihiin ayay cuqashu u sheegeen Faysal Waraabe oo gaabsaday hadalkiina ku yaraaday. Waa markii ugu horeeyay oo Faysal Waraabe la kulmo xaqiiqda dhulka uu sheegto.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.