Faysal Magafe waa magac ay u bixiyeen dadka reer Saylac ee habeen iyo maalin laga guro cashuur xad dhaafa taas oo lagu qayilo. Hadaba Faysal Magafe oo kormeer doomeed ku tagey Sacadiin ayaa ka sheekeeyay cashuurta xad dhaafka ah ee uu dadka ka gurto.
Wuxuu yiri shilin nama dhaafo marka doonyo iyo qalabyo kale helnayna waxa hadda na soo gala cashuur aanaan filanayn. Dabcan cashurtan ayaa waxa si fiican ugu qayila isaga iyo askarta beeshooda ah ee jooga Saylac.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS