Faysal Waraabe oo cod sira ku sheegay qabiilada uu niyada ku hayo in uu kuraas siiyo
Faysal Waraabe oo xisbigiisii burburey kuna soo hadheen jufadiisa badhkii ayaa cod sira ku sheegay qabiilada oo niyada ku hayo in uu kuraas siiyo haddii u guuleysto.