Hargeysa 07 Dec 2014–Faysal Waraabe oo lagu yaqaano qabyaalada cad ayaa u qaylo dirtey dad aan Saylac deganayn una sheegay in Jabuuti iyo Itoobiya idin deeqin ee aad ku soo noqotaan Saylac. Faysal Waraabe iyo beesha dhexe ayaa Saylac u hibeeyay Ciise waana halka uu ka dheelayo siyaasada qabyaaladaysan ee Ciise bin Axmed iyo Isaaq bin Axmed ee sagaashankii ay ku weerareen Samaroon.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM