X

Faysal Waraabe oo gudoomiyaha barlamaanka Jawaari ku sheegay nin sadex gobol laga qaatay+MUUQAAL

Hargeysa–Faysal Waraabe oo Hargeysa ku soo laabtey kadib markuu in muddo ah soo wareegaystay aduunka isagoo haysta baasaboor Finland ah ayaa yasay Jawaari sheegayna in haddiiba Jawaari wax ka sheegay iyaga iyo goosadkooda in aan wax u hadhin.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.