Gudoomiyaha UCID oo samayn kari waayay olole doorasho kadib markii xisbigiisu u galiyay khalkghal siyaasadeed ayaa u hanjabay gudoomiyaha Wadani C/raxmaan Ciro oo isagu hadda jooga Berbera. Faysal oo jawaab ka bixiyay arintaa ayaa yiri sidan.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS