X

Faysal Waraabe oo Hawiyaha raba in laga tarxiilo Hargeysa iyo Burco

ARAABINEWS

Faysal Waraabe oo lagu yaqaan cuqdad weyn oo xataa ISAAQUBA la yaabaan halka ay ka timi ayaa hadda ku tilmaamay Koofurta dad qaxootiya oo madaxdooda sida raiisal wasaaraha laga qaaday xeryaha qaxootiga.

”Miyaan la hadli karnaa dad qaxootiya ayuu yiri Faysal Waraabe oo aad u yasaya Koofurta. Waxaanu intaas uu raaciyay in dadkaas uu qaxootiga ku tilmaamay ee isagu u yaqaanaan Wanlaweyn in kaadhadh loo sameeyo kolba loo cusboonaysiiyo.

”Waan tarxiili doonaa beri dhow waxaanse maalin dhaweyd maqlaayay kuwa leh anagoo reer hebela waxaan taageeraynaa musharxax hebel.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.