Faysal Waraabe ayaa gabadh reer Awdal ahi kaga soo baxday meel aanu fileyn iyo hadal marhore uu yiri oo hadda ku noqdey dhuun laf gashay. Gabadhan ayaa jawaab diiran siisey barteyna aqoon aanu hore u lahayn. Maxamed Yuusuf ARAABINEWS