X

Faysal Waraabe oo isagu aaminsanayn in Samaroon deganayn Saylac ayaa soo tufay waxa niyadiisa ku jiray+MUUQAAL

London–Faysal Cali Waraabe oo isagu aaminsan in Samaroon deganayn Saylac ayaa markale ku celiyay waxa niyada kaga jiray. Wuxuu yiri nin reer Saylac ah hadana wuxuu yiri aan idhaahdo nin reer Jabuuti ah Saylac waa laysku haystaa.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.