Faysal Waraabe oo Jamaal Cali Xuseen ku sheegay nin u waashay musharaxnimo: MAQAL
Gudoomiyaha xisbiga ku dhow in uu burburo ee UCID ayaa musharaxa xisbigiisa ku sheegay nin u waashay musharaxnimo oo aan xisbigiisa musharax u ahayn xisbiguna dooran doono. Waxa kale oo la waydiiyay in sir laga hayo la faafin doono wuuse beeniyay.