Faysal Waraabe oo jecel in uu weeraro beelaha darifyada ee daacada u ah Somaliland ayaa hadal uu ku durey reer Awdal ay dhalinyaro ka jawaabtey wuxuuse hadda sheegayaa in uu dhowr jeer dadaal u galay dad la xiray in la sii daayay.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM