X

Faysal Waraabe oo ku dhawaaday inuu dagaalamo kadib suaalo la waydiiyay+MUUQAAL

London–Faysal Waraabe ayaa ku dhawaaday inuu dagaalamo kadib suaalo laga waydiiyay arimo ku qornaa saxaafada, wuxuuna ku gariirey in aan suaalahaas la waydiin karin lagana hadli karin. Faysal ayaa ku cabaaday in wuxuu ka hadlayo kaliya wax laga waydiiyo.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.