Faysal Waraabe ayaa ka qayliyay odayada xisbiga Wadani ee gobolka Awdal. Xisbiga Faysal Waraabe ee UCID ayaa waxa ku soo haray kaliya jufada hoose ee beeshisa, wuxuuna fursad weyn siiyay Wadani oo gobolka Awdal aan hadda cidi ku haysan.
Wuxu dhinaca kale ka Hadley wuxuu u dooran waayay Baashe Cali Jaamac.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS