Faysal Waraabe ayaa kabaha la dulmaray Muuse Biixi sheegayna in laga tashan doono haddii maamulku sidan ku sii socdo. Faysal Waraabe oo la filayay Muuse Biixi xiro aan la xirin.
Wuxuu amaanay Cali Khaliif siyaasiyiinta dhulbahante ee Hargeysa la joogana yiri waa tagsiilayaal lagu khasaaray oo aan waxba inoo soo kordhin.
[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=F7uKfRKOcx8[/embedyt]
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS