Gudoomiyaha Ucid Faysal Waraabe oo waxyasr marjkuu joogaba dibedda u dhoofa ayaa Hargeysa ku soo laabtey wuxuuna eedeeyay xisbiyada Wadani iyo Kulmiye oo uu ku sheegay kuwo durba isticmaalaya xoolaha ummada xilli ayna gaarin doorasho.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS