X

Faysal Waraabe oo ku faanaya inuu madaxda Somaliya la kulmo xilli

Faysal Waraabe oo ku khalkhalay madaxda Somaliya siiba madaxweynr Farmaajo ayaa si cad u qirtey inuu la kulmey madaxda dawlada Somaliya xilli uu agtaagan yahay gacanyaraha Muuse Biixi oo ay ahayd inuu jeelka u taxaabo. Muuse Biixi ayaa jeelka ku tuura dhalinta iyo dadka caadiga ah ee Muqdisho taga ama fikirkooda dhiibta.



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.