X

Faysal Waraabe oo leh Imaaraadku waana aqoonsadey

ARAABINEWS

Faysal Waraabe ayaa leh Imaaraadku waana aqoonsadey. Faysal Waraabe oo jooga Imaaraadka ayaa sheegay in Imaaraadku aqoonsadey baasaboorka maamulka Somaliland. Ma jiro wax sheegaya in warkani sax yahay.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=CoQlwNU5hWA[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.