Faysal Waraabe ayaa qarxiyay muranka iyo buuqa ka jira maalmahan Hargeysa sheegayna in wuxuba hal beel isku yihiin oo ayna ku jirin dadka gbolada Awdal, Sool iyo Sanaag ee lagu sheegto magaca ”Somaliland”. Qarxintan ayaa timi iyadoo Siilaanyo la waayay maqalkiisa halkii uu ka hadli lahaa arimaha jira oo beeshiisu dhex dabaalatay.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM