X

Faysal Waraabe oo sheegay in Silaanyo xilligiisii dhamaaday ayna aqoonsan doonin+MUUQAAL

Hargeysa–Faysal Waraabe ayaa sheegay in Siilanyo xilligiisii dhamaaday hadana loo baahan yahay in laga wada hadlo cidii bedeli lahayd. Faysal Waraabe ayaa hore ula jiray Siilaanyo muddo kordhinta. Wixii bedeli lahaa 26 Juun kadib waa in la diyaariyaa.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.