Faysal Waraabe ayaa sheegay in Prof Axmed Samatar soo galay diinta Somaliland sidaana loo soo dhaweeyay mar uu ka hadlayay nin hore uyga ahaa Somaliland garyaqaanka guud oo hadda loo magacaabay jagada guydoomiyaha maxkamada ee Somaliya oo dhan.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS