X

Faysal Waraabe oo talo fiican siiyay Muuse Biixi: hala hadlin Farmaajo

Faysal Waraabe ayaa talo fiican siiyay Muuse Biixi una sheegay inuu faraha ka qaado la hadalka madaxweye Farmaajo oo uu dalbadey markii hore. Muuse Biixi Ayaan welli ka helin Farmaajo waqti fursad la siiyo.

Haddii Muuse Biixi qaato talada Faysal Waraabe waxa khasaae ugu jirtaa maamulkooda.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=q4fQlH9CHv0[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.