Gudoomiyaha xisbiga khalkhalsan ee UCID Faysal Waraabe ayaa warqad ku soo saaray uu xilka uga qaadayo gudoomiyaha xisbiga ee Saaxil marwo Rooda Axmed Yaasiin oo daraad runta ka hadashay laakiin uu Faysal jeclaysan.
Faysal Waraabe ayaa xisbiguusu burbur ku dhowyahay iyadoo hadda la sugayo go’aan maxkamadeed ayna xisbiga isku haystaan laba beelood oo ah kan uu isagu ka soo jeedo iyo ta Jamaal Cali Xuseen.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS