Faysal Waraabe oo wax ka qabanaya arinta Lawyacado ee ka qaylisiisey dadka reer Awdal
Faysal Waraabe oo wax ka qabanaya arinta Lawyacado ee ka qaylisiisey dadka reer Awdal. Dadka reer Awdal ee Jabuuti ka imanaya iyo kuwa ka tagaya Awdal ayaa cashuur u gaara oo toos Hargeysa loo geeyo looga qaataa Lawyacado.