X

Fiirso fanaanka Cabdinuur Allaale oo kabanka qabsaday hees aan hore loo daawan

Fanaanka reer Jabuuti ee Cabdinuur Allaale ayaa kabanka qabsaday kuna qaadaya hees aan hore loo hore loo daawan muuqaalkeeda oo uu qaaday mudooyin hore. Cabdinuur Allaale ayaa dadka reer Jabuuti aad u jecelyihiin wuxuu mudooyin badan ahaa fanaan aad looga dabadhacay.

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.