Waxaan wada ognahay kaalinta boqortooyada Adal ka qaadaya horumarka iyo isku xirnaanta Somalida. Waa filim ay wadamada carabtu ka diyaariyeen qaybihii ay ka qaateen difaaca diinta boqortooyada Adal iyo Ajuuraan oo Somalida badankeedu war u haynin. Waxa kale oo laga hadlay geesigii reer Awdal Axmed Gurey.
ARAABINEWS.COM