Furitaanka Jaamacada Adal ee caafimaadka ee Boorama iyo hadaladii laga jeediyay. Jaamacadaha laga furo gobolka ayaa inta badan ay shaqooyin ka helaan ajaanib ka timaada wadamo fiqiira sida Suudaan, Kiiniya iyo Yugandha oo tayodooda waxbarasho aad u leedato.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS