X

Gaadhi argagixisadu ka soo buuxisay walxaha qarxa oo la qabtey iyo ey iyo shacab uu galaaftey

Gaadhi argagixisadu ka soo buuxisay walxaha oo la qabtey iyo ey iyo shacab uu galaaftey. Ciidanka heeganka ah ee nabadsugida ayaa ogaa gaadhigan weyna joojiyeen wuxuuna qarxay intii la hayay.





C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.