X

Gaadhi ay leeyihiin ciidanka maamulka Somaliland aaga Burco oo miino la kacday iyo dhimasho jirta

Gaadhi ay leeyihiin ciidanka maamulka Somaliland ayay miino kula qaraxdey Qorilugud oo u dhow Burco waxana la sheegay in hal askai ku dhintey lama garan hkaro in miinadii ka hartey dawladii hore ee Somaliya ee dalka dicfaacaysey ciidankii Mingeste iyo Ruushka.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.