Gaadhi-guriga aduunka ugu qaalisan ayaa la soo bandhigey. Gaadhi-gurigan ayaa qaadi kara sariir nooca ugu balaadhan, jiko, fadhi ilaa lix kuraas oo dhaadheer qaadayaan.
Waxa kale oo uu leeyahay laba qol oo la seexdo, waxa intaa dheer baaxada gaadhi-gurigan oo aad u dheer. Waxaad si toosa ugu dalxiis kartaa xeebaha iyo meelkasta.
Waxa la sii fidin karaa saqafka ayadoo lagu daro qolol dheeraada oo qoyska balaadhan ay seexdaan. Qiimaha gaadhi-gurigan ayaa gaaraya 3 milyan oo doolar.
Waxa dhinaca ku rakiban noocyada kale ee lagu nasto.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS